Raisul Wasaare Rooble oo war kasoo saaray Xiisada u dhaxeysa Galmudug iyo Ahlu Sunna

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu wax laga xumaado u arkaa xiisadaha colaadeed ee ka taagan deegaanno ka tirsan Galmudug. Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu ka tacsiyadeynayaa dadka ku dhintay iska hor-imaadyada dhacay wuxuuna caafimaad deg deg ah Alle uga baryayaa dadkii dhaawacmay. Galmudug waxaa ka jirta Dawlad-Goboleed haysata sharciyad buuxda … Continue reading Raisul Wasaare Rooble oo war kasoo saaray Xiisada u dhaxeysa Galmudug iyo Ahlu Sunna